Kumanaan qof oo daweyn & Indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey Isbitaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Mashruuc isugu jiray daweynta cudurrada indhaha, bixinta ookiyaalasha aragga iyo indho fiiqis bilaash oo ay ka faa’iideysteen kumanaan ruux ayaa laga fuliyey laba Isbitaal oo ku yaalla labada dhinac ee woqooyiga iyo Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howshan samafalka ah oo soconeysay muddo 30 cisho ah ayaa dadka ka faa’iideystay waxay u badan yihiin … Continue reading Kumanaan qof oo daweyn & Indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey Isbitaalada Gaalkacyo (Sawirro)